Templates

CV template Soomaali ah oo ATS diyaar u ah

Dhammaan qaababkan waxay soo saaraan CV Ingiriis ah oo nadiif ah. Jawaabaha af Soomaali ku qor, SOMCV ayaa kuu qori doona qoraalka xirfadeed.

Dooro qaab oo bilow

Hal CV bilaash ah ayaad samayn kartaa. Soo dejinta PDF-ka waxay u baahan tahay qorshe.

Su'aalo badanaa la weydiiyo

Templatekee ayaa ugu fiican shaqo caalami ah?

Qaabka ATS Classic ayaa ugu ammaan badan — waa nadiif, sawir uma baahna, nidaamyada shaandhaynta CV-gana si fudud ayay u akhriyaan.

Sawir ma ku darsadaa CV-ga?

Shirkadaha Soomaaliyeed iyo Bariga Dhexe badanaa way ogol yihiin. UK, Mareykanka iyo Kanada sawir ha ku darin.

Templatka ma bedeli karaa markaan CV-ga sameeyo?

Haa. Xogtaadu way sii jirtaa — templatka iyo midabka mar walba waad bedeli kartaa.